Jowhar – ( Radio Isnaay )- Sida aan wada ognahay aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarin karaan noloshooda waxayna laga maarmaan u tahay nolosha beni’aadamka, marna masino qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.