Tababar Ku Saabsan hab Beerashada wanaagsan oo loogu qabtay Beydhabo.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada KG oo ay taagero ka heleyso Hay’ada NRC ayaa waxay Magaalada Baydhabo ku gabteen Tababar socon doono 4 Malmood lagu baran doono hab Beerashada Warta ayaa loo gabtay Iskaashatada Beeraleeyda iyo Kooxo haween ah ku Nool Xeryaha Barakacaysha Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here