Maamulka Isbitaalka degmada Ceeldheer oo lagu Wareejiyay deeq daawo ah.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada ceeldheer ee gobolka galgaduud ayaa deeq daawo ah iyo Agab Caafimaad ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka Ceeldheer & Odayaasha dhaqanka ee degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here