Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Shaqo galinta Somaliland Cabdinajiib Ibraahim Muumin ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay tababar ku saabsan maaraynta ilaalinta xuquuqda Caruurta.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.