Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga oo Maanta laga xusayo dunida.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sannad kasta 20-ka Juun, dunidu waxay u dabbaaldegtaa maalinta qaxootiga adduunka, oo ah maalinta caalamiga ah ee la xurmeeyo dadka lagu qasbay inay qaxaan guryahooda, magaalooyinkooda iyo dalkooda taas oo ay Qaramadda Midoobay u asteeysay maalin calami ah markii ugu horeysay 2001 bishii June.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here