Wasaaradda Deegaanka KGS oo ku Baaqday in la joojiyo ka ganacsiga dhuxusha.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay wasiir ku xigeenka wasaarada beeyd,ada koofurgalmeed Soomliya Axmed Maxamed Aadan ayuu uga digay bulshada ku howlan jarista dhirta in ay ka waantoobaan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here