Fatahaada Webiga Shabeelle oo Saameeyn hor leh ka geysatay deegaano hoosyimado Jowhar.

0
82

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Fatahada Webiga shebelle ayaa saameysay in ka badan 72 tuulo oo hoosyimado Magaalada Jowhar ee caasimada hirshabelle Waxa tuulooyiinkas ay ay saameysay fatahaada Wabiga shabeelle kormeer ku tagay maamulka gobolka shabellaha dhexe.

Warbiixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here