Dhismaha Masjid cusub oo laga dhagax dhigay degmada Balcad.

0
41

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Masjidkan laga dhagaxdhigay xaafadda xaawo taako ee degmada balcad ayaa waxaa sadqeysatay dhulka xaliimo nuur maxamed oo sheegatay in ay ubixisay waalidiinteeda waxaana kasoo qeyb galay maamulka degmada balcad,qaar kamid ah bulshada xaafadda iyo culumaa,udiin.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here