Shir looga Hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
38

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka Saamaysay Abaaraha ka dhacay Dalka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here