Sweden oo nin Kurdish ah u gacan gelisay Turkey

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Sweden ayaa oggolaatay inay Turkiga u gacan geliso nin lagu helay inuu ka ganacsado daroogada, kaasi oo sidoo kale taageeray kooxda Kurdiyiinta ee PKK.

Waa markii ugu horeysay ee Sweden ay qaado tallaabo ay ku qancineyso tan iyo markii ay Ankara joojisay dalabka Stockholm ee ku biirista NATO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here