Maalinta Caalamiga ah ee Deeq Bixinta Dhiiga oo Maanta laga xusayo dunida

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalintan caalamiga ah ee deeq bixinta dhiiga waxaa la xusaa 14 ka bisha June sanad walbo. Markii ugu horeesay dhacdada maalintan lagu xusaayo waxaa la qabtay sanadii 2004 ayadoo ay soo agaasimeen afar hay’adood oo caalami ah kuwaas oo kala ah hay’ada caafimaadka aduunka, bisha cas, ururada caalamiga ah ee dhiig bixinta iyo hay’ada caalamiga ah ee dhiig shubista.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here