Barakacayaasha kaamka Jiiqle ee Baladweyne oo Cosaday Gar gaar Bini’aadannimo.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool kaamka jiiqle ee magalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan,biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here