Kooxaha dabdamiska Kanada oo la tacalaya dab kakacy keymaha dalkaas

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiiq aad u daran oo ka dhashay dab ka kacay kenyta Canada ayaa qariyay cirka qaybo badan oo ka mid ah Waqooyiga Ameerika usbuucii hore.

Dawladdu waxay sheegtay in guud ahaan dalka uu ku socdo sannadkiisii ugu xumaa ee ay soo maran dabka keymaha la diiwaan geliyay.

Gobolka Quebec, in ka badan 120 goobd ayaa gubanaya, shaqaalaha dab-demiskana waxay la dagaallamayaan dabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here