Maamulka Gobolka Hiiraan oo wada dadaalo lagu heshiisiinayo beelaha daga gobolkaasi.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka gobolka Hiiraan ayaa wada qorshe looga shaqeynayo nabadda iyo wadajir bulshada gobolka iyadoo la qabanayo kulamo dib u hishiisiin ah oo u dhexeeya beelaha dega degmooyinka gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here