Gabdhaha Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ka Dalbaday in la Hirgaliyo Xarumo lagu Barto Farshaxanka.

0
202

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenka Soomaaliyeed ayaa Dhaqan ahaan soo saari jiray farshaxanka gacanta lagu sameeyo, waxaana sii yaraanaya waxybahaas oo dhan iyadoo la isticmaalo waxyaabo dibadaha laga keeno taas ayaa kentay dhaqaalo soo gali ahaa dadka iyo dalka oo hoos udhacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here