Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaa soo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.