Maamulka deegaanka Miirtaqwe oo Sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha ka jira deegaankaasi.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha deegaanka Miirtaqwe ee Gobolka Shabeellaha dhexe Cabdi Mahad Axmed ayaa sheegay in ay wax ay ka qaban donaan baahiyaha ka jira deegaankaasi sida Caafiamadka iyo Waxbarashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here