Magaalada Garowe oo laga daahfuray xuska todobaadka dhaqanka Puntland.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo eheed mid lagu daahfurayay xuska todobaadka dhaqanka Puntland kaasi oo ay iska kaa shanayaan qabashadiisa Jaamacadda PSU, Hayadda Kaalo, wasaarada warfaafinta dhaqanka Puntland iyo midowga Yurub (EU).

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here