Aqoon is weydaarsi ku sabsan Isbadelka Cimilada oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada ee  Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeysay Aqoon-is-weydaarsi socday mudo saddex maalmood ah kaasi oo ku saabsan isbadalka cimilada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here