Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucan lagu dahfurey Magaalada Baydhabo ayaa u jeedadiisu tahay sidii loo hormarin lahaa Bulshada danyarta ah gaar ahaan kuwooda Barakacayaasha ku nool guud ahaan Deeganada KG iyadoo ay maalgelinayaan Hey’adaha ACTED-BAH/USAID. Kullanka ayaa looga hadlay muhiimada ay u leedahay shacabka iyo sidii loogu Faa’ideyn lahaa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.