Xarun lagu baran doono farsamada gacanta oo laga dhagaxdhigay Kismaayo

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee maamulka Jubbaland ayaa ka dhagax dhigay magaalada kismaayo xarun cusub taasi oo lagu baran doono farsamada gacanta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya :– Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here