Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasin ayaa ka Hadlay Saameeynta fataahada Wabiga Shabeelle ee ay ku yeelatay degmooyin iyo deegaano katirsan Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.