Kulan looga hadlayay diiwaangelinta shatiga Ganacsiga oo lagu qabtay Jowhar.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka daah furtay aqoon kororsigan oo ku saabsanaa sida howl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Jowhar ula dhaqmi lahaayeen bulshada ay u shaqeynayaan gaar ahaan ganacsatada xiliyada ay kasoo uruurinayaan shatiyada.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here