Dugsiga Xanaannada Caruurta oo laga dhagax dhigay degmada Balcad.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhagax dhigay dugsi cusub oo lagu xanaaneyn doono caruurta ka yar lixda sano.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here