Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka dhawaajiyey in maamulka uu usoo jeesan doono sidii talaaba cad looga qaadi lahaa dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay iyo sidoo kale dhaqaatiirta aan qibrada laheyn.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.