Ganacsatada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Hoos u Dhac ku Yimid Qiimaha Yaanyada.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo sare u kac uu ka jiray Qiimaha la iibiyo Yaanyada suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Waxa hadda laga dareemaya hoos u dhac Waxana is bedelay qiimihii sare ee la iibin jiray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here