Kulanka wadatashiga farsamada waxbarashada oo lagu soo gaba-gabeeyay Jowhar.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle ayaa waxa ay Magaalada jowhar ku soo gaba gabeysay kulanka wadatashiga farsamada waxbarashada Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here