Digiin laga soo saaray halista ay baraha bulshadu u leeyihiin da’ yarta

0
126

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Mid ka mid ah sarakiisha hormuudka u ah caafimaadka dalka Mareykanka ayaa soo saaray diginin ku aaddan halista ay baraha buslhadu u leeyihiin da,a yarta.

Dr Vivek Murthy ayaa sheegay in caruurta iyo da’yarta oo isticmaasha baraha bulshada ay caqabado caafimaad ku tahay ayna ka dhalan karto carqalad ku timaadda cunadda ay cunaan iyo kalsoonida ay isku qaban oo hoos u dhacda.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in tallaabooyiinka lagu xakameynayo adeegsiga baraha bulshada ee dhalinyarada ee ilaa hadda la qaaday aysan ahayn kuwa shaqeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here