Maalinta Caalamiga ah ee Fistulada Uureeyda oo Maanta laga xusayo dunida.

0
68

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Sannad kasta 23-ka May, Waxa la xusaa maalinta caalamiga ah ee joojinta Fistula taas oo sare u qaadeyso wacyigelinta ciribtirida xaaladaan caafimaad. Hey’ada qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa waxayna u abaabushaa taageero caalami ah oo loogu talagalay haweenka taas oo loogu talagalay in looga hadlo ciribjarida Fistulada.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here