Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenkan ayaa sheegay inaay ku faraxsan yihii Barnaamijyada ka baxa idaacada ee Arrimaha bulshada waana idaacadii ugu horeysay ee Jowhar ka hadasho dhanka arimaha bulshda iyadoo loogu magac daray warshadii Isnaay.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.