Wadan Islaam ah oo soo saaray baabuurkii ugu horeeyay ee ku shaqeeya tamarta.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Baabuurkii ugu horreeyay oo kushaqeeya tamarta hydrogen ee uu sameeyay muwaadin Moroccaan ah ayaa lagu soo bandhigayMorocco,

Wakaalada wararka ee Moroccan ayaa sheegtay in labada mashruuc ee cusubi ay wanaajin doonaan sumadda “Made in Morocco” oo ay xoojiyaan booska Boqortooyada oo ah goob tartan loogu jiro soo saarista baabuurta.

Wakaalada ayaa intaa kudahraty in baaburkan ay bixisay shirkada New Motors oo ah shirkad fariisimaheed ugu weyn uu kuyaallo dalka Marooko, halka naqshadana baaburkan ay bixisay Namex,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here