Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo lagu qabtay gudaha isbitaalka guud ee Kismaayo ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka caafimaadka Xildhibaano ganacsato iyo madaxda isbitaalka waxaana lagu wareejiyay qalab caafimaad oo laga keenay dalka dibadiisa si uu wa uga badalo baahida Isbitaalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.