Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland Axmed Maxamed Sadim ayaa agab caafimaad ku wareejiyay saraakiisha xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.