Jowhar ( Radio Isnaay ) – Beeraha iyo goobaha taariikhiga ah ee ku yaala degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa udalxiistaga dad aad ufara badan oo kala yimaada gobollada dalka iyo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.