Kulan looga hadlayay mashaariic horumarineed oo lagu qabtay Hargeysa.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku qabatay Kulan lagu gorfaynayey mashaariicda uu Baanka Aduunku maalgaliyo iyo sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here