Barakacayaal ku go’doonsan xaafadda Buundo-weyne ee Baladwayne oo codsaday in la caawiyo.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo markii hore ku noolaa Kaamka barwaaqo ayaa waxaa sameyn xoog leh ku yeeshay fatahaada uu sameyay wabiga shabeele iyaga deegaansaday hada aaga qabuuraha xaafada Buudoweyn ee Baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here