Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya oo Soo kordhisey Waxbarashada Heerka Labaad ee Master-ka.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa jaamacada koonfurta Soomaaliya Ee Magalada Baydhabo Soo Bandhigtay kuliyado kala gedisan oo muhiim u ah bulshada iyo Barnaamijyo dhamaystiran oo lagu qaadanayo darajada Heerka Lbaad ee Master Degreega, Waxaana kulanka ka soo qeyb galey ardey,macalamiinta jaamacada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here