Maamulka Degmada Baydhabo oo Awaamiir ka soo saarey Hanaanka Canshuur qaadista.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mucaaweye Ibraahim Gudoomiye ku xigeenka Mamulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada ayaa waxa uu kaga hadlay qaabka loo aruuriyo Dhaqaalaha ka soo Xaroodo Xaruumaha Ganacsiga ee Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here