Dad ku dhintay fatahaado ka dhacay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida.

0
128
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay 7 Ruux ayaa ku geeriyootay Saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen halka ay ku barakaceen dad gaaraya ilaa 17,299 qof kadib fatahaad uu Wabiga Shabeelle ka geystay degaano katirsan dhulka dowlad degaanka Soomaalida.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here