Maamulka Hirshabeelle oo Magaalada Baladweyne ka daad gureynaaya dadka Fatahaadaha ay saameeyeen.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado wali ay sii kordhayan dadka ku barakacaya fatahaada Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan islarmarkana ay jiraan dad wali ku godoodsan qaar ka mid ah xaafadaha Magaaladaasi ayaa Maamulka Hirshabeelle waxa ay shaacisay ay wadaan daad gureynaaya dadka Fatahaadaha ay saameeyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here