Kulan looga Hadlayay baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaanada Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuulintan ka socotay hey,ada caafimaadka aduunka ee who oo uu hogaaminayay dr malik ayaa madaxtooyada Jubbaland kulan looga hadlayay dhibaatooyinka caafimaad ee ee ka jira deegaanada Jubbaland iyo sidii si wada jir ah wax looga qaban lahaa la qaatay madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubaland cabduqaadir xaaji maxamuud.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here