Beeraleeyda Magaalada Jowhar oo Sheegay in ay Xoojiyeen Tacabka Beeraha.

0
79

Jowhar- (Isnaay Radio)- iyadoo Dhawaan ay Roobab badan kada,een Guud ahaanba Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Beeraleeyda Magaalada Jowhar waxa ay Xoojiyeen Tacabka Beeraha iyaga oo kafaa,iideeysano Roobabka iyo Biyaha Wabiga Shabeelle.

Ismaan Ibraahim Amiin oo Kamid ah Beeraleeyda magaalada Jowhar ayaa Sheegay in Sanadkaan inta badan Beeraleeyda ay beerteen Dalaga Galeeyda Maadama Xilligaan uu ku wanaagsan yahay Tacabka Dalagga Galeeyda.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here