Dhaqaale la’aan soo food saartay Shirkada Hollywoodka.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kumanaan ka tirsan TV-yada Hollywood-ka iyo kuwa filimada wax ka qora ayaa shaqo joojin sameeyay maanta oo Talaado ah, ka dib markii wadahadallo iyo cabasho ku aaddan mushaaraadka ay u gudbiyeen istuudiyo yaasha waaweyn aan la xallin.

shaqo joojintii ugu horreysay muddo 15 sano ah, ayaa waxaa sameeyay in ka badan 9,000 oo qoraa, ku dhawaad 98% xubnaha codbixinta ayaa qarka u saaran inay baxaan.

Waxa ay sababi kartaa bandhigyada habeenkii ee xilliga dambe oo joogsada saqda dhexe, halka bandhigyada iyo filimada soo socda ay wajihi karaan dib u dhac.

Sannadkii 2007, qorayaashu waxay sameeyeen shaqo joojin 100 maalmood ah, oo ay ku kacday ilaa $2bn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here