Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo loogu baaqay dardargalinta furitaanka waddooyinka biyo-mareenadda ah.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo muddooyinkii dambe magaalada dhuusmareeb ay ka dayaayeen roobab dadad badan ku soo Roga qaar ka mid xaafadaha magaalada dhuusamareeb ayaa Engineer Careed Cabdi Cilmi oo ka mid ah dhalinyarada magaalada dhuusamareeb kaa oo wax badan ka yaqaan cilmiga waddooyinka ayaa maamulka dowladda hoose ee dhuusamareeb iyo bulshada qeybahooda kala duwan ugu baaqay in ay ka qeyb qataan horumarinta waddooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here