Maamulka degmada Mahadaay oo ka Hadlay fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa saameyn ku yeeshay tuulooyin dhaca degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo sido kale tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here