Shirkad ka shaqeysa horumarinta caafimaadka oo ay hirgeliyeen gabdho Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daahfurayay Shirkada flawless oo ah ganacsi taasoo xarunteeda bariga afrika laga daahfuray magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya waxana Shirkada flawless ay dalka keeni doonta dawooyinka iyo agabyada lagu daryeelo maqaarka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here