Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo sadex maalin ah kaasi oo lagu baranaayay ilaalinta Xuquuqda aadanaha islamarkana ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah weriyaasha ka howlgalla Magaalada Jowhar iyo xubno matalayaybulshada rayidka ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.