Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Cudurada Halista ah ee ku dhaca Haweenka

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurada nasaha ayaa Waxa ay Inta badan ku dhacan haweenka.

Dr Maxamed Cabdullahi oo Radio Isnaay wareysigan siiyay ayaa sheegay in cudurada ku dhaca nasaha ay yihiin kuwa halis ah Waxa uuna bulshada Jowhar ugu baqay in ay ka foojignadaan  xanuunadan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here