Maamulka Jubbaland oo wada qorshe lagu Horumarinayo wax soo saarka beeraha.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda beeraha maamulka Juballand ayaa beeraleeyda maamulkaasi u diyaarisay abuur loogu tala galay ineey ku hormariyaan wax soo saarka beerahooda maadama deegaano katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland uu ka curtay Roobka gu’ga.

Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here