Xuska Isbuuca Tallaalka Adduunka oo laga daah-furay Magaalada Jowhar.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan lagu xusayay maalinta talaalka Adduunka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas,uuliyiin ka socotay wasaaradda caafimaadka hirshabelle, Qaar ka mid ah Bahda caafimaadka , Maamulka Heer degmo, heer gobal iyo qaar kamid ah bulshada rayidka ee munaasabada lagu casuumay.

Warbixintan Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here